Somali Public Agenda
October 29, 2026
SPA Dialogue Vidoes
Somali Public Agenda
October 29, 2026

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa doorashooyin ka qabtay Muqdisho iyo saddexda dowlad-goboleed ee Koonfur-galbeed, Galmudug iyo Hirshabelle. Doorashooyinkan ayaa ahaa goleyaasha deegaanka iyo goleyaasha wakiillada ee heer dowlad-goboleed. Marka laga yimaado goleyaasha wakiillada ee dowlad-goboleedyada, waxaan wali si rasmi ah u shaqo-billaabin goleyaashii deegaanka ee doorashadooda lagu qabtay Banaadir, Koonfur-galbeed, Hirshabelle iyo Gamudug.
Cabdinaasir Axmed Cali, Agaasimaha SPA Dialogue, ayaa muuqaalkan ku gorfeynaya waxyaabaha hortaagan ansixinta natiijada doorashooyinka goleyaasha deegaanka, iyo xalka suurtagalka ah ee looga baahan yahay hay’adaha ku shaqada leh arrimaha doorashooyinka.
Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!