19 November 2026
11 Minutes Watch
19 November 2026
11 Minutes Watch
Ilaa saddex nooc oo doorasho ayaa ugu muhiimsan doodaha ku saabsan hannaanka doorasho ee lagu soo dooran karo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Noocyadan waxaa ka mid ah: metelaadda isku dheellitiran iyo liiska furan, habka qofka codadka ugu badan hela uu guuleysto (First-Past-The-Post), iyo metelaadda isku dheellitiran iyo liiska xiran.
Agaasimaha Somali Public Agenda, Mahad Wasuge, ayaa muuqaalkan ku sharraxaya saddexdan nooc ee doorasho, kala duwanaanshahooda, caqabadaha iyo faa’iidooyinka mid kasta.
Stay updated on governance and public services in Somalia!
Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!