WAREYSI GAAR AH: Xisadda Siyaasadeed ee Dowladda Federaalka & Jubaland
Khilaafka siyaasadeed ee ka dhex taagan dowladda dhexe iyo Jubaland ayaan wali xal loo helin, iyadoo Puntland ay hore uga maqneyd shirarkii NCC ee qabsoomay. Haddaba Maxaa la filan karaa