E72. Islaamka iyo Dowladnimada
Dowladnimada casriga ah oo ay Soomaaliya lahayd tan iyo 1960-kii weli waa liiceysaa. Dad badan ayaa aaminsan in aan...

Somali Public Agenda
November 25, 2023
Dowladnimada casriga ah oo ay Soomaaliya lahayd tan iyo 1960-kii weli waa liiceysaa. Dad badan ayaa aaminsan in aan...
Halkan ka daawo kulan-dadweyne oo aan ku qabannay magaalada Cadaado ee Galmudug. Kulankan waxaa kasoo qeyb-galay duqa degmada, mudane...
Despite the restricted time frame and geographical scope of the US-Israel war on Iran, its impacts have been profound...
Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!
Maashaa’Allah, aad ayaad ugu mahadsan bahda Somali public agenda sida aad wacyiga dadkeena u dhistaan oo aadne noogu soo bandhigtaan Baaritaananda (Researches)aad sameeysaan, walee baaritaan in dal daruuftaan ku jira laga sameeyo waa adagtahay waad dadaasheen waana dadaashaan sidaas sii wada oo noo dadaala.
Hadaanahay Bahda wax barata aad ayaan idinkaga mahad celeeynaa siiba Bahda Cilmiga Siyaasadda barata oo aan ka mid ahay, Macalin Farxaan oo ah bare wax noo dhiga aad ayaan uga mahad celeeynaa dadaaladiisa oo noo muujiyey si aan indhaha u kala qaadno oo aan daneeyno Adeegyada Bulshadeena dhan walba.