Barnaamijka BARAARUG: Soomali Cable Tv ayaa Farhan Isak Yusuf Agaasime Ku Xigeenka SPA ku wareysatay Barnaamijka Baraarug ee ka baxa Telefeshinka Somali Cable

Share This :

One Response

  1. Maashaa’Allah, aad ayaad ugu mahadsan bahda Somali public agenda sida aad wacyiga dadkeena u dhistaan oo aadne noogu soo bandhigtaan Baaritaananda (Researches)aad sameeysaan, walee baaritaan in dal daruuftaan ku jira laga sameeyo waa adagtahay waad dadaasheen waana dadaashaan sidaas sii wada oo noo dadaala.
    Hadaanahay Bahda wax barata aad ayaan idinkaga mahad celeeynaa siiba Bahda Cilmiga Siyaasadda barata oo aan ka mid ahay, Macalin Farxaan oo ah bare wax noo dhiga aad ayaan uga mahad celeeynaa dadaaladiisa oo noo muujiyey si aan indhaha u kala qaadno oo aan daneeyno Adeegyada Bulshadeena dhan walba.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Us

Related Post & Articles