
Somali Public Agenda
November 22, 2023
Dhismaha & waxqabadka golayaasha deegaanka ee Galmudug & Hirshabeelle
Inkastoo dhismaha dowlad-goboleedyada lasoo gababeeyay 2016-ka, dhismaha goleyaasha deegaanka lagama gaarin guulo wax-ku-ool ah. Goleyaasha deegaanada hadda dhisan oo tiro ahaan kooban ayaa la kulma caqabado badan. Sidoo kale waxaa jira caqabado lagala kulmo hannaanka dhismaha goleyaasha degaanada.
Somali Public Agenda ayaa daabacday faallo ku saaban hannaanka dhismaha iyo waxqabadka goleyaasha deegaanka ee Galmudug & Hirshabeelle. Podcast-gan waxa ay Aweys Axmed iyo Farxaan Isxaaq Yuusuf ku falanqeynayaan nuxurka warbixinta.
Click here to listen the podcast on Apple Podcasts, YouTube and Amazon Music.
One Response
Leave a Reply Cancel reply
Recent Posts
-
04 Mar 2026E68. Rethinking Governance in Somalia: Evidence from Peace and Conflict Research I Maamul Wanaag Podcast -
03 Mar 2026Hadaljeedinta Agaasimaha Somali Public Agenda ee Kulanka Bulshada Rayidka ah ee Arrimaha Doorashooyinka, Dib-u-eegista Dastuurka & Khilaafka Siyaasadeed -
02 Mar 2026E.42 Sidee Hay’adda Dhowrista Xogta ugu Adeegtaa Muwaaddiniinta Soomaaliyeed?



Waan daneenaya inaa sifiican udhagaysto oo wax fiican uga faaido podcastiga mahadsanidiin