
Somali Public Agenda
February 22, 2026
Doodda Jimcaha ee BBC: Dhiillada Colaadeed ee Ka Dhex Aloosan Dalalka Itoobiya iyo Eriteriya
Agaasimaha SPA Policy Lab, Dr Aweis Ahmed ayaa marti ku ahaa Barnaamijka Doodda Jimcaha ee BBC laanteeda Af Soomaaliga. Dooddan ayaa ku saabsaneyn xasaradda ka dhex aloosan Itoobiya iyo Eriteriya iyo saameynta ka dhalan karta dagaal dhex mara labada dal.
Halkan ka dhageyso dooddan oo soconeysa 55 daqiiqo


