
Somali Public Agenda
January 25, 2023
Doorashooyinka Dowladaha Hoose ee Puntland
Sanadkii 2021, Puntland waxaa ka dhacay doorashooyin dowladaha hoose oo ka qabsoontay 3 degmo. Waxa ay ahayd markii ugu horreysay oo ay doorasho heer degmo ah ka dhacdo Puntland. Qorshihii ahaa in doorashada laga qabto degmooyinka haray dib ayuu u dhacay. Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ahaa musharrax madaxweyne doorashadii madaxweynaha dalka ee dhacday bishii May ee sanadkii hore. Muddo xileedka madaxweynaha oo 5 sano ah ayaa ay hal sano ka harsan tahay.
Podcast-gan waxa ay Mahad Waaxuge iyo Feysal Qaran oo ah madaxii hore ee Dallada Bulshada Rayidka ee Puntland ku falanqeynayaan doorashooyinka heer degmo iyo heer dowlad-goboleed ee Puntland, dadaallada socda, caqabadaha iyo xalka.
Click here to listen the podcast on Apple Podcasts, Google Podcasts and Amazon Music.
Recent Posts
-
04 Mar 2026E68. Rethinking Governance in Somalia: Evidence from Peace and Conflict Research I Maamul Wanaag Podcast -
03 Mar 2026Hadaljeedinta Agaasimaha Somali Public Agenda ee Kulanka Bulshada Rayidka ah ee Arrimaha Doorashooyinka, Dib-u-eegista Dastuurka & Khilaafka Siyaasadeed -
02 Mar 2026E.42 Sidee Hay’adda Dhowrista Xogta ugu Adeegtaa Muwaaddiniinta Soomaaliyeed?


