
Somali Public Agenda
August 7, 2025
E55. Uruurinta & Maareynta Dakhliga Canshuuraha ee Maamulka Gobolka Banaadir
Dhawaan waxa ay Somali Public Agenda daabacday daraasad ku saabsan dakhliga Maamulka Gobolka Banaadir, taas oo iftiimineysa ilaha dakhli ee Gobolka Banaadir, sharciga uruurinta canshuuraha, hannaanka wargelinta muwaaddinka, caqabadaha canshuur uruurinta iyo sida dakhligaas loo kharash-gareeyo.
Qeybtan 55-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Farhan Isak Yusuf oo ah Agaasime Ku xigeenka SPA, SPA Research Director & qoraaga daraasadda, ayaa ku gorfeynaya nuxurka natiijooyinkii ugu muhiimsanaa ee lagu ogaaday daraasadda.
Click here to listen the podcast on Apple Podcasts, YouTube and Amazon Music.
Recent Posts
-
04 Oct 2026E81. Dowlad-dhiska, Nidaamka Federaalka iyo Xiriirka Dowladda Federaalka iyo Puntland -
24 Sep 2026Bridging Citizens and Local Governments: Lessons from Governance Dialogues in Galmudug and Puntland -
20 Sep 2026E80. Sida Baarlamaanku u Shaqeeyo & Sida Doorashadu u Soo Saari Karto Xildhibaanno Tayo Leh



