From Curiosity to Contribution: My Internship Journey at Somali Public Agenda
Short experiences can sometimes produce the longest-lasting lessons. My journey with Somali Public Agenda (SPA) began before my formal...

Somali Public Agenda
July 23, 2023
Agaasimaha Somali Public Agenda Mahad Waasuge oo ka qeyb galay dood cilmiyeed looga hadlayay ‘Sababihii Burburka Soomaaliya’ ayaa muuqaalkan uga hadlaya sababta ganacsiyada gaarka loo leeyahay ee Soomaaliya u guuleystaan dowlad-dhiskana u guuleysan la’yahay.
Madasha Horumarinta Bariga Africa (#EADF2023) waxaa soo qaban qaabiyey East Africa Association for Research and Development.
Doodda waxaa sidoo kale marti ku ahaa Guddoomiyaha Jaamacadda Bariga Afrika Prof. Cabdirisaaq Maxamuud Takar, Guddoomiyaha Jaamacadda Hormuud Dr. Aadan Shidane Guuleed, Injineer Asad Nuux oo katirsan masuuliyiinta Jaamacadda Badda Cas.
Short experiences can sometimes produce the longest-lasting lessons. My journey with Somali Public Agenda (SPA) began before my formal...
Since the establishment of the Dhusamareb’s current Local Government in mid-2022, engagement between the municipality and citizens on local...
February 28, 2026, Israa’iil iyo Mareykanka oo is kaashanaya ayaa weerar cirka ah ku qaaday magaalada Tehraan ee ah...
Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!