Wareysi: Arrimaha Doorashooyinka iyo Wax-ka-beddelka Dastuurka
Agaasimaha Somali Public Agenda, Mahad Waasuge, ayaa wareysi siiyey telefishinka Nation Somali TV. Mahad waxa uu wareysigan uga hadlay dhinacyo dhowr ah oo ay ka mid yihiin: shirkii Golaha Samatabixinta



