Commentary

Mogadishu’s Spiraling House Rents: Causes, Consequences, and Possible Solutions

Many factors cause the high rent rates in Mogadishu. These include insecurity in some parts of the city, relative security in other parts, and the increasing population and rapid urbanization of Mogadishu.

January 29, 2023

Shaqaaleysiinta Dhallinyarada: Tayo-yarida Tacliinta Sare Miyaa Ka Qeyb Qaadanayso Shaqo La’aanta Dhallinyarada Muqdisho?

Soomaaliya waxa ay leedahay mid kamid ah shucuubta ugu da’da yar adduunka. Waxaa lagu qiyaasay ku dhawaad 70% dadka ku nool wadanka in ay da’doodu ka yar tahay 30 sano. Sikastaba ha ahaatee, 41% iyo 35% dhallinyarada da’doodu u dhexeyso 15-19 iyo 20-24 waa shaqo raadis.

January 5, 2023

Youth Employability: Is the Quality Deficit of Higher Education Contributing to Youth Unemployment in Mogadishu?

Somalia has one of the youngest populations in the world. It is estimated that around 70% of the country’s population is under the age of 30. Nonetheless, 41% and 35% of young people between the ages of 15–19 and 20–24, respectively, are job seekers. While about half of the young population under the age of 30 is unemployed and actively looking for jobs, their families, meanwhile, have high expectations for them since they are university graduates and have been studying for years.

January 5, 2023

Natiijooyinka kasoo baxay COP27 iyo saameynta ay ku leeyihiin Soomaaliya

Natiijada COP27 siyaabo kala duwan ayay muhiim ugu yihiin Soomaaliya. Ballanqaadyada loo sameeyay dhaqaalaha la qabsiga iyo khasnadda magdhawga khasaaraha iyo dhaawaca waxay u oggolaanaysaa dalalka saameynta cimilada u nugul sida Soomaaliya inay awood u yeeshaan inay la qabsadaan saameynta isbeddelka cimilada sidoo kalena awood u yeeshaan inay kasoo kabtaan marka ay musiibo ku dhacdo.

December 13, 2022

COP27 outcomes and their implications for Somalia

In some ways, COP27 has some important takeaways for Somalia. The commitments made on adaptation finance and loss and damage fund will allow climate-vulnerable countries like Somalia a small safety net to be able to not only adapt to the impacts of climate change but also afford them the ability to recover when disaster strikes. However, this will only materialize if red tape around accessing climate finance is swiftly addressed.

December 3, 2022

Maalidda dowladda Soomaaliya: siyaasadda isbeddel la’aanta

Hannaanka doorashada dadban oo suurtageliyay in siyaasiyiinta dhaqaalaha iyo awoodda leh ay xukunka yimaadaan (ama xoogaan), beesha caalamka oo lacag ku taageerta dowladda, iyo isla xisaabtan la’aan ayaa abuurtay dhaqan ay siyaasiyiintu ku maalaan dowladda oo ay ku hodmaan. Xaaladdan waxa ay Soomaaliya ka jirtay dhowr iyo labaatankii sano ee lasoo dhaafay ama wayba kasii horreysay, dhaqankanna wuu xididdeystay.

September 22, 2022
Title
.