Strengthening Citizen Participation and Accountability in North Galkacyo Local Governance: Challenges, Opportunities, and Policy Priorities

  • North Galkacyo local government revenue has fluctuated in recent years, generating approximately USD 84,00090,000 per month from active revenue sources. The mayor expressed optimism that this could increase to USD 300,000 per month if currently inactive revenue sources are operationalised.
  • North Galkacyo local government operates on an annual budget of approximately USD 1 million, which appears insufficient to cover administrative costs, let alone provide essential public services.
  • Citizens raised concerns about the lack of and/ or poor functioning streetlights and inadequate waste collection services, urging the local authority to address these longstanding issues as a matter of priority.
  • The mayor outlined several challenges that constrain the administration’s ability to fulfil its responsibilities, including recurring clan conflicts, poor road infrastructure, and persistent rainwater stagnation on the district’s streets.

Strengthening Citizen Participation and Accountability in North Galkacyo Local Governance: Challenges, Opportunities, and Policy Priorities

SPA_Governance_Briefs_47_2026_ENGLISH

  • Dakhliga dowladda hoose ee Waqooyiga Gaalkacyo isbeddel ayaa ku yimid sanadihii u dambeeyay, iyadoo hadda dakhliga billaha ah uu u dhexeeyo $84,000 ilaa $90,000, oo ka yimaada ilaha dakhli ee shaqeeya. Duqa degmada ayaa muujiyay rajo ah in dakhligaasi uu gaari karo $300,000 bishii haddii la howlgeliyo ilaha dakhli ee hadda aan shaqeynayn.
  • Dowladda hoose ee Waqooyiga Gaalkacyo waxay ku shaqaysaa miisaaniyad sanadle ah oo qiyaastii dhan 1 milyan oo doolar, taas oo u muuqata mid aan ku filnayn daboolidda kharashaadka maamulka iyo bixinta adeegyada aasaasiga ah.
  • Muwaadiniintu waxay walaac ka muujiyeen maqnaanshaha iyo/ama xaaladda liida ay ku sugan yihiin nalalka waddooyinka iyo adeegyada uruurinta qashinka oo aan ku filnayn. Waxay ku boorriyeen maamulka degmada in uu wax ka qabto arrimahan muddada dheer soo jiray, oo ay mudnaan gaar ah siiyaan.
  • Duqa degmada ayaa soo bandhigay caqabado dhowr ah oo xaddidaya awoodda maamulka ee ah inuu si buuxda u guto waajibaadkiisa, kuwaas oo ay ka mid yihiin colaadaha soo noqnoqda ee beelaha, kaabayaasha waddooyinka oo liita, iyo biyo-roobaadka joogtada ah ee fadhiista waddooyinka degmada.

Xoojinta Ka-Qaybgalka Muwaadiniinta iyo Isla Xisaabtanka ee Dowladda Hoose ee Waqooyiga Gaalkacyo: Caqabadaha, Fursadaha, iyo Mudnaanta Siyaasadeed

SPA_Governance_Briefs_47_2026_SOMALI

Share This:

Picture of Farhan Isak

Farhan Isak

Farhan Isak Yusuf is the Deputy Executive Director and Research Director at Somali Public Agenda.

All Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Title
.