Wareysi: Arrimaha Doorashooyinka iyo Wax-ka-beddelka Dastuurka
Agaasimaha Somali Public Agenda, Mahad Waasuge, ayaa wareysi siiyey telefishinka Nation Somali TV. Mahad waxa uu wareysigan uga hadlay...

Somali Public Agenda
October 15, 2025
Wareysigan ee uu Agaasimaha Somali Public Agenda Mahad Waasuge siiyay The Daily Somalia ayaa dhinacyo badan taabanaya oo ay kamid yihiin daraasad dhawaan la daabacay oo ay si wadajir ah u soo saareen SPA iyo PDRC, taasoo diiradda saaraysa talo bixinta doorashooyinka Soomaaliya. Sidoo kale, waxaan wax laga weydiiyay khilaafka arrimaha dastuurka, habka awood qeybsiga, iyo xalalka suuragalka ah ee looga gudbi karo caqabadaha siyaasadeed ee jira.
Agaasimaha Somali Public Agenda, Mahad Waasuge, ayaa wareysi siiyey telefishinka Nation Somali TV. Mahad waxa uu wareysigan uga hadlay...
Agaasimaha SPA Mahad Wasuge ayaa kalmad ka jeediyay kulan ay isugu yimaadeen qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka oo...
Dr. Aweis Ahmed, Agaasimaha SPA Policy Lab, ayaa Balqiis Youth Dialogue Series ka jeediyay nuxurka warbixin ay Somali Public...
Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!