Wareysi: Arrimaha Doorashooyinka iyo Wax-ka-beddelka Dastuurka
Agaasimaha Somali Public Agenda, Mahad Waasuge, ayaa wareysi siiyey telefishinka Nation Somali TV. Mahad waxa uu wareysigan uga hadlay...

Somali Public Agenda
October 1, 2025
September 30 waxay ku asteysan tahay Maalinta Podcast-ga Caalamka. Somali Public Agenda waxa ay ka mid tahay hay’adihii ugu horreeyey ee gayiga Soomaaliyeed ka billaaba Podcast. Muddo laga joogo 6 sano iyo 11 bilood ayaan billownay inaan baahinno podcasts, kuwaas oo ka hadla arrimaha dowlad-dhiska, maamul wanaagga iyo adeegga dadweynaha. Waxaan soo saarnaa 2 podcast oo kala ah Maamul Wanaag Podcast iyo Adeeg Wanaag Podcast.
Wariyaha Goobjoog, Rowda Taakile, ayaa nagu soo booqatay istuudiyeheenna waxeyna wareysi ku aaddan xuska maalintan la yeelatay Agaasimaha Fulinta ee Somali Public Agenda, Mahad Waasuge.
Halkan ka daawo muuqaalka wareysigaas oo soconaya ku dhawaad 24 daqiiqo.
Agaasimaha Somali Public Agenda, Mahad Waasuge, ayaa wareysi siiyey telefishinka Nation Somali TV. Mahad waxa uu wareysigan uga hadlay...
Agaasimaha SPA Mahad Wasuge ayaa kalmad ka jeediyay kulan ay isugu yimaadeen qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka oo...
Dr. Aweis Ahmed, Agaasimaha SPA Policy Lab, ayaa Balqiis Youth Dialogue Series ka jeediyay nuxurka warbixin ay Somali Public...
Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!