
Somali Public Agenda
July 28, 2026
E47. Saameynta Caafimaad ee Ka Dhalata Isticmaalka Dawooyinka Midabka Doorriya
Daraasado laga sameeyey Soomaaliya iyo waayo-aragnimo nololeed ayaa lagu ogaaday in dumarka Soomaaliyeed ay dhibaatooyin badan kala kulmaan isticmaalka kareemada la isku caddeeyo. Waxyeellooyinka ka dhasha isticmaalka dawooyinkan kuma koobna oo keliya dhibaatada ay u geystaan jirka, balse waxay sidoo kale saameyn taban ku yeeshaan caafimaadka maskaxda.
Qeybtan 47-aad ee Adeeg Wanaag Podcast, Farhia Mohamud iyo Shukri Ali Mohamed (Shukri Fiican), oo falanqeysa arrimaha caafimaadka, gaar ahaan daryeelka jirka iyo nafaqada, waxay ku falanqeynayaan saameynta caafimaad ee ka dhalata isticmaalka dawooyinka midabka doorriya, iyo talooyin ku saabsan daryeelka maqaarka (skincare).
Click here to listen the podcast on Apple Podcasts, YouTube and Amazon Music.
Recent Posts
-
02 Aug 2026E47. Saameynta Caafimaad ee Ka Dhalata Isticmaalka Dawooyinka Midabka Doorriya -
22 Jul 2026Finding Common Ground: Towards a Compromise Electoral Framework for Somalia’s Future Federal Elections -
22 Jul 2026Navigating Political Transition: Citizens’ Views on Elections, Legitimacy, and Governance in Somalia
