Wareysi: Agaasimaha Somali Public Agenda oo Hanoolaato uga Warramay Arrimaha Doorashooyinka

Agaasimaha Somali Public Agenda, Mahad Waasuge, ayaa wareysi siiyey Hanoolaato Media Network. Wareysigan oo uu qaaday Ayaanle Xuseen Cabdi ayaa diiradda lagu saaray doorashooyinkii goleyaasha deegaanka iyo dowlad-goboleedyada ee dhawaan ka qabsoomay Muqdisho iyo saddex dowlad-goboleed, ka qeybgalka doorashooyinkaas, natiijooyinka ka dhashay, iyo wada-xaajoodka loo baahan yahay in laga galo doorashooyinka heer federaal.

Halkan ka daawo wareysiga oo dhammeystiran:

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Post & Articles

Title
.