
Somali Public Agenda
August 27, 2021
Falanqeyn Hannaanka Federaaleynta Maaliyadda Soomaaliya (Maamul Wanaag Podcast)
Dhawaan waxa aan daabacnay daraasad muddo sanad ah socotay oo lagu baarayay hannanka maaliyadda federaalka Soomaaliya.
Cilmibaaristaas waxa hoggaaminayay Farxaan Isaaq Yuusuf oo ah Agaasime Kuxigeenka Somali Public Agenda. Farhan iyo Mahad oo warbixinta wada qoray ayaa ka sheekeysanaya nuxurka natiijada kasoo baxday cilmibaarista.
Click here to listen on Apple Podcasts.
Recent Post
-
13 Aug 2026Hannaankee Doorasho Ayaa Ku Habboon Maareynta Doorashooyinka Federaalka Soomaaliya? -
09 Aug 2026Wareysi: Agaasimaha Somali Public Agenda oo Himilo Somali TV uga Warramay Arrimaha Doorashooyinka -
05 Aug 2026E78. Nooca Doorasho ee Golaha Midnimada, Doodaha Dhinacyada & Doorka Beesha Caalamka


