
Somali Public Agenda
April 21, 2024
Barnaamijka Martida Makarafoonka: Maxay tahay arrinta ugu culus ee hortaalla dowladda ee ku aaddan maareynta doorashada dowlad-goboleedyada?
Barnaamijka Martida Makarafoonka ee Idaacadda VOA Somali oo uu marti ku ahaa Agaasimaha Somali Public Agenda Mahad Waasuge ayaa lagu falanqeeyay caqabadaha muuqda ee horyaala dowladda dhexe kuna aaddan doorashooyinka dowlad-goboleedyada iyo qabsoomidda shirka Madasha Wadatashiga Qaran, waxaana barnaamijka soo jeedinaya Faarax Maxamed Cali (Faarax Blue).
Recent Posts
-
13 Aug 2026Hannaankee Doorasho Ayaa Ku Habboon Maareynta Doorashooyinka Federaalka Soomaaliya? -
09 Aug 2026Wareysi: Agaasimaha Somali Public Agenda oo Himilo Somali TV uga Warramay Arrimaha Doorashooyinka -
05 Aug 2026E78. Nooca Doorasho ee Golaha Midnimada, Doodaha Dhinacyada & Doorka Beesha Caalamka


