WAREYSI GAAR AH: Xisadda Siyaasadeed ee Dowladda Federaalka & Jubaland

Khilaafka siyaasadeed ee ka dhex taagan dowladda dhexe iyo Jubaland ayaan wali xal loo helin, iyadoo Puntland ay hore uga maqneyd shirarkii NCC ee qabsoomay. Haddaba Maxaa la filan karaa iyo fursadda ay ku qabsoomi karto doorashada qof iyo Cod ah. Agaasimaha Somali Public Agenda Mahad Waasuge ayaa arrimahaas ku falanqeynaya Wareysi gaar ah oo Somali Cable Tv ay kula yeesheen xafiiska SPA.

WAREYSI GAAR AH: Kaalinta Bulshada Rayidka ah iyo Warbaahinta ee Isla xisaabtanka

Somali Public Agenda ayaa dhawaan daabacday daraasad ku saabsan Doorka bulshada rayidka ah iyo warbaahintu ay ku leeyihiin taageeridda isla xisaabtanka iyo gurmadka bini’aadannimo ee Soomaaliya. Haddaba, Ibrahim Jibril oo daraasaddaan qoray ayaa Tv-ga RTN ee Muqdisho waxay ka wareysteen muhiimadda guud ee cilmi baarista.

Xaaladda Soomaaliya & Itoobiya

Halkan ka daawo wareysi ku saabsan xaaladda Soomaaliya iyo Itoobiya ee uu Agaasimaha Somali Public Agenda Mahad Waasuge siiyay Mustaqbal Media.

Somalia-Ethiopia tensions

A controversial agreement between Ethiopia and Somalia’s breakaway region of Somaliland has raised tensions between the two countries. Is the region on the brink of a military conflict?
Watch the Press TV Africa Today programme where our Executive Director Mahad Wasuge was interviewed on Somalia-Ethiopia tensions.