E79. Gorfeyn Miisaaniyadda Dowladda Federaalka ee 2026
Miisaaniyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee 2026, oo uu Baarlamaanka Federaalka ansixiyay dhammaadkii 2025, ayaa gaareysa $1.39 bilyan. Inkastoo hiigsigu...

Somali Public Agenda
February 9, 2025
Agaasimaha SPA Mahad Wasuge ayaa Abukar Albadri oo ah khabiir saxaafadeed iyo qoraa kala qeyb galay gorfeyn ku saabsan arrimaha doorashooyinka dalka iyo dadaallada guddiga doorashooyinka uu wado ee uu qabtay T Dawan TV. Muuqaala gorfeynta oo dhameystiran halkan ka daawo.
Miisaaniyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee 2026, oo uu Baarlamaanka Federaalka ansixiyay dhammaadkii 2025, ayaa gaareysa $1.39 bilyan. Inkastoo hiigsigu...
Qeybtan wadasheekeysiga ah waxaa marti ku ah Raysalwasaare Kuxigeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Saalax Jaamac. Waxa xiriirinaya Agaasimaha Fulinta ee...
Qeybtan oo ah dood-wadaagga 4-aad ee Somali Governance Forum 2026 waxa diiradda lagu saaray aalinta xarumaha cilmibaarista & dalladaha...
Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!