Xulashooyinka lagu xallin karo maqaamka Muqdisho

Podcast-gan waxaa lagu falanqeynayaa nuxurka warbixinta iyo qaababka kala duwan ee loo qeexi karo maqaamka caasimadda. Waxaa marti ku ah Cismaan Muxudiin Macallin (Shaatax) oo madax u ah dallada ururrada bulshada rayidka ee SONSA iyo Iimaan Nuur Iikar oo horey usoo noqday guddoomiye kuxigeenka gobolka Benaadir.

Xulashooyinka awood qeybsi ee nidaamka federaalka Soomaaliya 

Podcast-gan waxa aan ku falanqeyneynaa nuxurka warbixinta iyo nooca awood qeybsi ee ku habboon Soomaaliya. Waxaa marti ku ah Maamul Wanaag Podcast Axmed Cabaas (Gacma-gaab) oo ah la taliyaha arrimaha federaalka ee madaxweyne Xasan Sheekh iyo Abukaate Cumar Maxamed Cabdulle (Dhagey) oo la taliye sare arrimaha talinta sharciga (rule of law) ee xafiiska Raysal Wasaaraha.

Policy options for agreeing a model for fiscal federalism

The Somali Dialogue Platform and Kulan Consulting recently published a policy paper outlining options for fiscal arrangements within Somalia’s federal model. In this episode, Hodan Osman, a co-author of the policy paper, and Mahad Wasuge discuss the options for agreeing on a fiscal arrangement and the political processes necessary to address this contentious issue.

Raadka uu Talyaaniga ku leeyahay downadnimada Soomaaliya (Qeybta 1-aad)

Somali Public Agenda July 20, 2022 Raadka uu Talyaaniga ku leeyahay downadnimada Soomaaliya (Qeybta 1-aad) Soomaaliya waxa ay Qaramada Midoobay u xilsaartay in ay Maxmiyad/Trusteeship muddo toban sano ah ku heyso dowladda Talyaaniga oo aan markaas xubin ka ahayn Qaramada Midoobay. Muddadii uu Talyaaniga maamulayay Soomaaliya waxa uu qaabeeyay nidaamka dowladnimada Soomaaliya. Qeybtan 1-aad ee […]