
Somali Public Agenda
March 15, 2026
Doodda Jimcaha: Wax-ka-beddelka Dastuurka ee ay Ansixiyeen Baarlamaanka Labada Aqal ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Agaasimaha Somali Public Agenda, Mahad Waasuge, ayaa ka qeybgalay Doodda Jimcaha ee Laanta Afka Soomaaliga BBC. Dooddan toddobaadkan ayaa lagu gorfeeyey ansixinta dastuurka iyo hannaanka loo maray. Doodda waxaa ku wehliyey Xil. Mursal Maxamed Khaliif iyo Xil. Maxamed Haaruun oo labaduba ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Halkan ka dhageyso doodda oo dhammeystiran
Recent Posts
-
04 Oct 2026E81. Dowlad-dhiska, Nidaamka Federaalka iyo Xiriirka Dowladda Federaalka iyo Puntland -
24 Sep 2026Bridging Citizens and Local Governments: Lessons from Governance Dialogues in Galmudug and Puntland -
20 Sep 2026E80. Sida Baarlamaanku u Shaqeeyo & Sida Doorashadu u Soo Saari Karto Xildhibaanno Tayo Leh
