
Somali Public Agenda
May 20, 2025
E.33 Sababaha Shaqo La’aanta Dhallinyarada iyo Sida Loo Maareyn Karo
Soomaaliya waxa ay ka mid tahay dalalka dadweynahoodu ay dhallinyaro u badan yihiin. Waxaa la sheegaa dadweynaha Soomaaliya in ka badan 70 boqolkiiba in ay dhallinyaro yihiin. Dhallinyaradaas waxaa saameyn weyn ku yeesha shaqo la’aanta baahsan ee dalka ka jirta.
Qeybtan 33-aad ee Adeeg Wanaag Podcast, Agaasimaha SPA Policy Lab, Dr. Aweis Ahmed, iyo Marwo Bahjo Shuuriye oo ah Agaasimaha SIMAD iLab, waxa ay ku falanqeynayaan guud ahaan shaqo la’aanta ka jirta dalka, gaar ahaan saameynta ay dhallinyarada ku leedahay iyo sida lagula tacaali karo karo.
Click here to listen the podcast on Apple Podcasts, YouTube and Amazon Music.
One Response
Leave a Reply Cancel reply
Recent Posts
-
04 Mar 2026E68. Rethinking Governance in Somalia: Evidence from Peace and Conflict Research I Maamul Wanaag Podcast -
03 Mar 2026Hadaljeedinta Agaasimaha Somali Public Agenda ee Kulanka Bulshada Rayidka ah ee Arrimaha Doorashooyinka, Dib-u-eegista Dastuurka & Khilaafka Siyaasadeed -
02 Mar 2026E.42 Sidee Hay’adda Dhowrista Xogta ugu Adeegtaa Muwaaddiniinta Soomaaliyeed?



Barnaamij aad iya aad u wanagsan in laga hadlo