E27. Maareynta Musiibooyinka iyo Kaalinta Haya’daha Dowladda 

Soomaaliya waxa ay ka mid tahay dalalka ugu nugul musiibooyinka, iyadoo dalku uu u dhexeeyo abaaro iyo fatahaado iyo musiibooyinka ay sababeen colaadaha joogtada ah. Dardar-gelinta howlaha maareeynta masiibooyinka waxaa dowladda u qaabilsan Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA). 

Qeybtan 27-aad ee Adeeg Wanaag Podcast, Aweys Axmed & Cabdullahi Maxamed Cabdi (Qaran) oo ah Agaasimaha Xarunta Cilimibaarist Musiibooyinka iyo Tababarada ee Hay’adda SoDMA waxa ay ku falanqeynayaan guud ahaan adeegyada ay qabato Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed, sida adeegysadaas loo horumarin karo, iyo howlaha u qorsheysan Haya’da in ay mustqablka hirgeliso.

Click here to listen the podcast on Apple Podcasts, YouTube and Amazon Music.

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *