
Somali Public Agenda
September 11, 2023
Falanqeyn ku saabsan go’aankii ‘Foundation Year’ Ee August ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare
Ka dib go’aankii ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada ee la xiriiray sanadka dheeriga ah ee Jaamacadaha “Foundation Year” ayaan ka wareysannay Farxan iska Yusuf oo ah agaasimaha Somali Public Agenda.
Farxaan Waxaan uu faahfaahiyay falanqeyn uu ku sameeyay go’aankii ka soo soo baxay Wasaaradda dhamaadka bartamihii August iyo saameynta ka dhalan karta.
Recent Posts
-
13 Aug 2026Hannaankee Doorasho Ayaa Ku Habboon Maareynta Doorashooyinka Federaalka Soomaaliya? -
09 Aug 2026Wareysi: Agaasimaha Somali Public Agenda oo Himilo Somali TV uga Warramay Arrimaha Doorashooyinka -
05 Aug 2026E78. Nooca Doorasho ee Golaha Midnimada, Doodaha Dhinacyada & Doorka Beesha Caalamka


