Wareysi: Arrimaha Doorashooyinka iyo Wax-ka-beddelka Dastuurka
Agaasimaha Somali Public Agenda, Mahad Waasuge, ayaa wareysi siiyey telefishinka Nation Somali TV. Mahad waxa uu wareysigan uga hadlay...

Somali Public Agenda
November 7, 2024
Sidee ayuu noqon karaa qorshaha doorasho qof & cod ee Villa Somalia, haddii dowlad-goboleedyada qaar ay qabsadaan doorasho dadban. Agaasimaha Somali Public Agenda Mahad Waasuge oo marti ku ahaa Wareysi gaar ah ee RTN Somali Tv ayaa falanqeynaya fursadaha iyo caqabadaha imaan kara.
Agaasimaha Somali Public Agenda, Mahad Waasuge, ayaa wareysi siiyey telefishinka Nation Somali TV. Mahad waxa uu wareysigan uga hadlay...
Agaasimaha SPA Mahad Wasuge ayaa kalmad ka jeediyay kulan ay isugu yimaadeen qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka oo...
Dr. Aweis Ahmed, Agaasimaha SPA Policy Lab, ayaa Balqiis Youth Dialogue Series ka jeediyay nuxurka warbixin ay Somali Public...
Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!