
Somali Public Agenda
May 20, 2020
Falanqeyn: waxa laga baran karo sida loo maareeyay kaalmadii bini’aadamnimo ee 2019 loo fidiyey Beledweyne
Bishii Octobar 2019, webiga Shabelle ayaa ku fatahay degmooyin katirsan Hirshabelle gaar ahaan magaalada Beledweyne. Daadadka oo ka dhashay roobabkii deyrta ee ka da’ay Soomaaliya iyo Ethiopia waxaa magaalada Beledweyne uga barakacay dad lagu qiyaasay 240,000 oo qofood.
Kaalmo bini’aadamnimo oo xooggan ayaa loo fidiyey dadka ay fatahaadda sameysay. Balse dad badan ayaa ka cawday in gargaarka lagu qeybiyey si aan cadaalad ahayn.
Click here to listen the podcast on Apple Podcasts, Stitcher and Amazon Music.
Recent Post
-
04 Mar 2026E68. Rethinking Governance in Somalia: Evidence from Peace and Conflict Research I Maamul Wanaag Podcast -
03 Mar 2026Hadaljeedinta Agaasimaha Somali Public Agenda ee Kulanka Bulshada Rayidka ah ee Arrimaha Doorashooyinka, Dib-u-eegista Dastuurka & Khilaafka Siyaasadeed -
02 Mar 2026E.42 Sidee Hay’adda Dhowrista Xogta ugu Adeegtaa Muwaaddiniinta Soomaaliyeed?


