Khilaafka Dastuurka iyo Doorashooyinka Soomaaliya
4-tii Maarso 2026, fadhi wadajir ah oo ay yeesheen labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay wax-ka-bedelka...

Somali Public Agenda
March 3, 2026
Agaasimaha SPA Mahad Wasuge ayaa kalmad ka jeediyay kulan ay isugu yimaadeen qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka oo ay ku jiraan odayaasha dhaqanka, culimada, aqoonyahanada iyo haweenka ee looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo kaalinta bulshada rayidka ah.
Waxa uu ka hadlay daraasad aan isla sameynay Puntland Development Research Center-PDRC iyo dadaallo ay wadaan isbaheysi xarumo cimibaaris iyo dallado bulsho rayid. Waxa uu sidoo kale ka hadlay in ay muhiim tahay in ay bulshada rayidka ah ku cadaadiyaan dhinacyada in ay wadahadallada sii wadaan ama in ay iyaga gogol u dhigaan.
Hadaljeedinta oo dhameystiran halkan ka daawo
4-tii Maarso 2026, fadhi wadajir ah oo ay yeesheen labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay wax-ka-bedelka...
Somali Public Agenda March 16, 2026 E69. Wax-ka-beddelka Dastuurka iyo Maareynta Doorashooyinka Dalka Kadib burburkii shirkii u socday Golaha...
Video Commentary Dastuurka Cusub iyo Doorashooyinka Soomaaliya: Caqabadaha Jira iyo Waddada Xalka Somali Public Agenda 15 March 2026 8...
Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!