
Somali Public Agenda
March 9, 2023
Helitaanka Warqadaha Aqoonsiga ee Dowladda
Adeegyada ugu muhiimsan oo ay dowladuhu bixiyaan waxaa kamid ah in muwaadiniinta la siiyo dukumintiyada aqoonsiga dowladeed sida baasaboorrada, shahaadooyinka dhalashada, shatiga wadista baabuurta, iyo shahaadooyinka caddeynta dambi la’aanta. Aqoonsiyada dukumintiyada dowladeed ee Muqdisho laga bixiyo ayaa waaa bixiya hay’ado dowladeed iyo waaxyo hoos yimaada wasaaradaha amniga, gaadiidka, iyo sidoo kale dowladda hoose ee Muqdisho.
Dadweynaha ku nool magaalada ayaa culeysyo kala duwan kala kulma helidda waraaqaha aqoonsiga oo ay dowladdu bixiso. Dhibaatooyinkaas waxa ay si gaar ah ugala kulmaan xafiisyada dowladda ee bixiya adeegyadan.
Podcast-gan, Aweys Axmed iyo Maxamed Aadam ayaa ku falanqeynaya faallo ay dhawaan daabacday Somali Public Agenda oo ka hadleysay culeysyada lagu qabo helitaanka waraaqaha aqoonsiga ee dowladda.
Click here to listen the podcast on Apple Podcasts, Google Podcasts and Amazon Music.
Recent Posts
-
25 Nov 2023Barnaamijka BARAARUG: Soomali Cable Tv ayaa Farhan Isak Yusuf Agaasime Ku Xigeenka SPA ku wareysatay Barnaamijka Baraarug ee ka baxa Telefeshinka Somali Cable
-
22 Nov 2023Dhismaha & waxqabadka golayaasha deegaanka ee Galmudug & Hirshabeelle
-
15 Nov 2023U daadejinta maamulka maaliyadda ee dowladaha hoose ee Soomaaliya