
Somali Public Agenda
July 26, 2023
Kaltanka Bajaajyada ee A & B
Magaalda Muqdisho oo kasoo kabaneysa burburkii dagaallada, ayaa waxaa sanadihii ugu dambeeyay ka muuqday isbdello dhanka dhismeyaasha waddooyinka, guryaha iyo gaadiidka. Isbedelladaasi waxaa barbar socday culeysyo kala duwan oo isu-socodka dadka iyo gaadiidka la xiriira.
Hadaba si loo xakmeeyo culeysyada kala duwan ee isu-socodka dadka iyo gaadiidka la xiriira, maamulka gobolka Benadir ayaa soo saaray go’aan mooto bajaajta magaalda ka shaqeysa loogu qeybiyay labada qayb ee A iyo B. Go’aankaasi inta uu hirgalay waxaa kasoo wareegatay muddo ku dhaw bilood.
Podcast-gan waxaa lagu falanqeynayaa go’aanka maamulka gobolka uu mooto bajaajta magaalda ka shaqeysa ugu qeybiyay A iyo B, iyo waxyaabihii ka dhashay, qorshyaasha xiga iyo guud ahaan culeysyada ku xeeran isu-socodka dadka iyo gaadiidka ee magaalada Muqdisho. Waxaa marti ku ah Caabdirashid Ibrahim Maxamed, oo ah Agaasimaha Guud ee Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Benadir, ahna Guddomiyaha Guddiga Dib-u-dhiska iyo Horumarinta Caasimadda.
Click here to listen the podcast on Apple Podcasts, Google Podcasts and Amazon Music.
Recent Posts
-
25 Sep 2023How the neglect of public goods in Buulaburte epitomizes Somalia’s state of governance
-
25 Sep 2023kadib go’aankii Sanadka Asaasiga ah ee Wasaaradda Waxbarashada, Dalsan Tv ayaa wareysatay Farxan Isak Yusuf oo ah Agaasime Ku Xigeenka SPA faallana ka qoray go’aanka iyo saameynta uu yeelan karo
-
21 Sep 2023Falanqeyn sanad-waxbarasheedka asaasiga ah ee jaamacadaha lagu kordhinayo