E65 Saameynta Aqoonsiga Israel ee Somaliland ku yeelan karo Somaliland, Soomaaliya & Gobolka
Israel ayaa dhamaadkii 2025 aqoonsatay Somaliland. Somali Public Agenda (SPA) ayaa daabacday warbixin gorfeyneysa sababaha loo maleyn karo in...

Somali Public Agenda
February 4, 2026
Dr. Aweis Ahmed, Agaasimaha SPA Policy Lab, ayaa Balqiis Youth Dialogue Series ka jeediyay nuxurka warbixin ay Somali Public Agenda dhawaan ka daabacday aqoonsiga Israel ee Soomaaliland iyo saameynta ay ku yeelan karto Soomaaliya iyo gobolka.
Hadaljeedinta Aweis halkan ka daawo
Israel ayaa dhamaadkii 2025 aqoonsatay Somaliland. Somali Public Agenda (SPA) ayaa daabacday warbixin gorfeyneysa sababaha loo maleyn karo in...
Israel ayaa 25-kii Disembar 2025 aqoonsatay Somaliland. Doodda Somaliland 34-tii sano ee ugu dambeysay waxa ay ahayd in ay...
Dhawaan waxaan daabacnay daraasad ka hadleysa saameynta siyaasadeed ee ka dhalan karta aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland. Agaasime kuxigeenka Somali...
Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!