Commentary

How stigma is holding back the fight against Coronavirus in Somalia

On 16 March 2020, Somalia’s Ministry of Health confirmed the first COVID-19 case in the country. In response, and to prevent a wide spread of the virus, the government immediately imposed restrictions including…

May 2, 2020

Sida uu takoorku caqabad ugu yahay la-dagaallanka Coronovirus ee Soomaaliya

16-kii Maarso 2020, Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya ayaa xaqiijisay kiiskii ugu horreeyay ee COVID-19 ee Soomaaliya laga helay. Iyadoo laga jawaabayo, lagana hortagayo faafitaanka fayraska, waxa ay dowladda soo rogtay xannibaado ay kamid yihiin…

May 2, 2020

Coronavirus (COVID-19): Sababta ay Soomaaliya ugu baahan tahay dejinta qorsheyaal loogu diyaargaroobayo lagulana tacaalayo cudurka faafa

In ka badan 142,000 qofood oo ku kala nool 122 dal ayaa laga helay caabuqa COVID-19, 5,393 qofoodna waa ay u geeriyootay sida ay sheegtay Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO. Inkastoo kiisasku ku badan yihiin qaaradaha Aasiya, Yurub iyo…

March 17, 2020

Coronavirus outbreak (COVID-19): Why Somalia needs to institute a rigorous pandemic preparedness and response plans

There are now more than 142,000 cases of COVID-19 in 122 countries, and 5,393 people have died according to the World Health Organization (WHO). While the number of cases have surged in Asia, Europe, and…

March 16, 2020

Review of 2020 federal government budget for security, economic growth and public services

On the last day of December 2019, a joint meeting of the House of the People and the Upper House of the Somali Federal Parliament approved the 2020 federal government budget. It was the first time since…

February 9, 2020

Falanqeyn miisaaniyadda sanadka 2020 loo qorsheeyay hay’adaha amniga, horumarinta dhaqaalaha iyo adeegyada bulshada Soomaaliya

Maalintii ugu dambeysay bishii Diseember 2019, kulan wadajir ah oo ay wada yeesheen xubnaha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay miisaaniyadda dowladda federaalka ee 2020. Waa markii ugu horreysay tan iyo markii…

February 9, 2020
Title
.