Commentary

Benadir Regional Administration (BRA) Taxation: Preliminary Study Findings on Tax Collection and Service Delivery

Fiscal governance has taken center stage in donor-championed efforts and initiatives in Somalia as part of their support interventions to (re)build the capacity of state institutions. The focus of these efforts has been mainly been geared towards the federal and state levels. Notably, these efforts, among others, culminated in the establishment of legal frameworks and systems critical for public financial management.

February 11, 2025

Dib-u-yegleelidda Nidaamka Xisbiyada: Falanqeyn Hindise-sharciyeedka Cusub ee Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda

8-dii Ogosto 2024, Golaha Wasiirrada ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda iyo Hindise-sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka. Hindise-sharciyeedka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda waxaa soo diyaariyey Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, wuxuuna waafaqsan yahay wax-ka-beddelka lagu sameeyey cutubka afaraad ee dastuurka kumeelgaarka ah – gaar ahaan qodobada 52-aad, 53-aad, iyo 54-aad – kuwaasoo ka hadlaya arrimaha la xiriira doorashooyinka.

October 2, 2024

Re-instituting Party Politics: An Analysis of the New Political Associations and Parties Bill

On 8th August 2024, the Federal Government of Somalia’s (FGS) cabinet unanimously approved the Political Associations and Parties Bill and the National Electoral Bill. The Political Associations and Parties Bill (PAPB) was drafted by the FGS Ministry of Interior, Federal Affairs and Reconciliation (MoIFAR) and is consistent with and builds on amendments to Chapter Four of the provisional constitution – particularly articles 52, 53, and 54 – which covers election-related matters. The parliament will review and is expected to approve the bill after three rounds of readings. It is one of three bills relating to elections, along with the Establishment Bill of the Independent National Electoral and Boundaries Commission & the National Electoral Bill – recently approved by the cabinet.

September 11, 2024

Falanqeyn hindise-sharciyeedka cusub ee dhismaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha

Hindise-sharciyeedka Dhismaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha waxa uu meelo badan kala mid yahay sharcigii hore ee lagu dhisay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka. Waxaa kamid ah muddada lixda sano ah ee xubnaha Guddiga, xaruntiisa in ay tahay Muqdisho, miisaaniyadda u gaarka ah, iyo in uu yeelanayo howlwadeenno maamul oo u gaar ah.

August 25, 2024

Review of the new bill establishing the Independent National Electoral and Boundaries Commission

The Establishment Bill of the the Independent National Elections and Boundaries Commission has some similarities with the pre-exisitng law, which established the National Independent Electoral Commission (NIEC). These include the six-year term of the Commission, its headquartering in Mogadishu, its separate budget, and a dedicated administrative team.

August 25, 2024

Jahwareerka doorashooyinka Soomaaliya: waa wakhtigii la sameyn lahaa qiimeyn dhab ah

Maadaama aan ka shaqeynayay cilmibaarisyo la xiriira doorashooyinka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2015, waxaan fahamsanahay culeyska ay leedahay in la qabto doorashooyin iyadoo ay jiraan kalsooni darro baahsan, heshiiska siyaasadeed uu qabyo yahay, iyo hay’adaha dowladda oo weli curdan ah. Sanad kahor, waxaan arkayay fursad lagu dejin karo khariidad doorasho oo dhab ah, taasoo fulinteeda labo ilaa saddex sano oo shaqo adag ah ku qaadan kartay hay’adaha maareynta doorashooyinka si ay doorasho uga dhacdo Soomaaliya.

May 31, 2024
Title
.