Commentary

Ammaankee laga hadlayaa? Faallo ku Saabsan Saddex Magaalo oo Muqdishu ku taal

Khubaradda, warfidiyeenka iyo ajaanibta u dhuun-daloosha arrimaha Soomaaliya ayaa waxa ay badankood Muqdisho ku sifeeyaan in ay tahay ‘magaaladda ugu halista badan dunida.’ Magac bixintan ayaa waxa ay soo bandhigeysaa…

February 27, 2022

Geospatial Data for Better Urban Planning in Somalia

Somalia cities face an accelerated growth rate, and urbanization is a pressing and complex issue. As the most significant cities across the country provide more economic opportunities, relative security, and…

December 19, 2021

U Isticmaalka Xogta Juqraafi-dhuleedka ee Qorsheynta Magaalooyinka Soomaaliya

Magaalooyinka Soomaaliya waxay wajahayaan koror degdeg ah, magaaleyntana waa arrin sii kordheysa oo caqabado badan wadata. Maadaama magaalooyinka dalka ugu muhiimsan ay ka jiraan fursado dhaqaale, amni iyo nolol wanaagsan, waxaa dalka ka dhacay dhowr isbedel oo dadkii degganaa…

December 19, 2021

Jahwareerka Doorashada Soomaaliya: Hannaan Doorasho ee Beddeli Kara Heshiiskii 17-kii Sebteembar

Faalladani waxa ay sharraxeysaa xaaladda cakiran ee doorashooyinka Soomaaliya ee xilligan, waxaa ayna soo jeedineysaa hannaan beddel u noqon kara heshiiskii 17-ka Sebteembar (kaasoo hadda u muuqda mid aan shaqeyn karin). Hanaankan ayaa la xiriira muddo kordhin 2 sano ah oo loo sameeynaayo baarlamaanka Soomaaliya iyadoo la dooranaayo…

April 11, 2021

Somalia’s Electoral Conundrum: An Alternative to the Mogadishu Model

This commentary explains the current impasse around elections in Somalia and proposes a potential alternative to the indirect elections of the September 17 ‘Mogadishu Model’ (which now appears unworkable). This alternative involves the extension of the Somali Parliament’s mandate for 2 years and…

April 1, 2021

Review of 2021 federal government budget for security, economic growth and public services

On 29 December 2020, the Somali Federal Parliament (two days after its constitutional mandate ended on 27 December) approved the 2021 federal government budget. The total budget appropriated for the 2021 fiscal year is…

March 18, 2021
Title
.