Lafo-gurka Buugga Chaos, Courage, and Change in Somalia
Halkan ka daawo madal lafo-gurayey buugga Chaos, Courage, and Change in Somalia ee uu qoray Agaasimaha Somali Public Agenda,...

Somali Public Agenda
April 4, 2024
Barnaamijka Qubanaha ee VOA Somali ayaa falanqeyn ku sameeyay wax-ka-beddelka 4-ta cutub ee ugu horreysa dastuurka, waxaana qeyb ka ahaa Agaasimaha Somali Public Agenda Mahad Waasuge oo soo jeediyay in fursadda ugu weyn la heystay ka hor inta aan mudanayaasha baarlamanku u codeyn wax-ka-beddelka 4-ta cutub.
Halkan ka daawo madal lafo-gurayey buugga Chaos, Courage, and Change in Somalia ee uu qoray Agaasimaha Somali Public Agenda,...
Muddooyinkii u dambeeyay, Soomaaliya waxaa si isdaba joog ah u saameynayay daadad iyo abaaro soo noqnoqday. Xilliga Deyrta ee...
Geeddi-socodka dowlad-dhiska Soomaaliya ayaa afartii sanaba mar gala marxalad doorasho oo xasaasi ah, taas oo u baahan in si...
Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!