Kulanka Bulshada Boosaaso iyo Golaha Deegaanka Degmada
Madasha SPA Forums ee Somali Public Agenda ayaa magaalada #Boosaaso ku qabatay madal loogu talagalay in ay si furan...

Somali Public Agenda
December 11, 2024
Khilaafka siyaasadeed ee ka dhex taagan dowladda dhexe iyo Jubaland ayaan wali xal loo helin, iyadoo Puntland ay hore uga maqneyd shirarkii NCC ee qabsoomay. Haddaba Maxaa la filan karaa iyo fursadda ay ku qabsoomi karto doorashada qof iyo Cod ah. Agaasimaha Somali Public Agenda Mahad Waasuge ayaa arrimahaas ku falanqeynaya Wareysi gaar ah oo Somali Cable Tv ay kula yeesheen xafiiska SPA.
Madasha SPA Forums ee Somali Public Agenda ayaa magaalada #Boosaaso ku qabatay madal loogu talagalay in ay si furan...
This policy paper analyzes the potential Israeli interests behind the recognition of Somaliland, factors that purportedly led Somaliland to...
My journey with Somali Public Agenda (SPA) began long before I officially joined as an intern. In January 2023,...
Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!