![](https://somalipublicagenda.org/wp-content/uploads/2023/03/Wicitaanka-Dhageystaha-Falanqeyn-ku-saabsan-qodobadii-kasoo-baxay-shirkii-Baydhaba.png)
Somali Public Agenda
March 20, 2023
Wicitaanka Dhageystaha: Falanqeyn ku saabsan qodobadii kasoo baxay shirkii Baydhaba
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee VOA Somali toddobaadkan waxaa lagu falanqeeyay qodobadii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee kusoo gabagaboobay magaalada Baydhaba, waxaana marki ku ah, Mahad Waasuge, Agaasimaha Fulinta ee Somali Public Agenda.
Barnaajika ee uu diyaariyay, soona jeedinayo Nuur Xasan Nuur, halkan ka dhageyso.