
Somali Public Agenda
March 20, 2023
Wicitaanka Dhageystaha: Falanqeyn ku saabsan qodobadii kasoo baxay shirkii Baydhaba
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee VOA Somali toddobaadkan waxaa lagu falanqeeyay qodobadii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee kusoo gabagaboobay magaalada Baydhaba, waxaana marki ku ah, Mahad Waasuge, Agaasimaha Fulinta ee Somali Public Agenda.
Barnaajika ee uu diyaariyay, soona jeedinayo Nuur Xasan Nuur, halkan ka dhageyso.
Recent Posts
-
04 Mar 2026E68. Rethinking Governance in Somalia: Evidence from Peace and Conflict Research I Maamul Wanaag Podcast -
03 Mar 2026Hadaljeedinta Agaasimaha Somali Public Agenda ee Kulanka Bulshada Rayidka ah ee Arrimaha Doorashooyinka, Dib-u-eegista Dastuurka & Khilaafka Siyaasadeed -
02 Mar 2026E.42 Sidee Hay’adda Dhowrista Xogta ugu Adeegtaa Muwaaddiniinta Soomaaliyeed?


