
Somali Public Agenda
July 30, 2022
Faaqidaadda Toddobaadka VOA: Gole wasiirro noocee ah ayay Soomaaliya u baahan tahay?
Agaasimaha Somali Public Agenda Mahad Waasuge ayaa kamid ahaa martida barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka ee VOA Somali oo lagu falanqeeyay nooca golaha wasiirrada ay Soomaaliya xilligan u baahan tahay.
Halkan ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran.
Recent Posts
-
13 Aug 2026Hannaankee Doorasho Ayaa Ku Habboon Maareynta Doorashooyinka Federaalka Soomaaliya? -
09 Aug 2026Wareysi: Agaasimaha Somali Public Agenda oo Himilo Somali TV uga Warramay Arrimaha Doorashooyinka -
05 Aug 2026E78. Nooca Doorasho ee Golaha Midnimada, Doodaha Dhinacyada & Doorka Beesha Caalamka


