Daraasad laga sameeyey caqabado ay bulshadu kala kulmaan adeegyada dowladda ee Muqdisho

Maxamed Aadan oo ah maamulaha Public Agenda Forum iyo cilmibaare katirsan Somali Public Agenda ayaa wareysi uu siiyay VOA Somali uga warramay caqabadaha ku xeeran helitaanka dukumintiyada ay dowladda bixiso.

Halkan wareysiga ka dhageyso.

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *