
Somali Public Agenda
January 13, 2025
Wicitaanka Dhageystaha: Mustaqbalka Heshiiska Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee VOA Somali oo diiradda lagu saaray heshiiskii 11-kii bishan ay magaalada Ankara ku gaareen Soomaaliya iyo Itoobiya. Waxaana marti ku ahaa Aweis Ahmed oo ah cilmi baare ka tirsan Somali Public Agenda. Waxaa wareystay Nuur Xasan Nuur.
Recent Posts
-
13 Aug 2026Hannaankee Doorasho Ayaa Ku Habboon Maareynta Doorashooyinka Federaalka Soomaaliya? -
09 Aug 2026Wareysi: Agaasimaha Somali Public Agenda oo Himilo Somali TV uga Warramay Arrimaha Doorashooyinka -
05 Aug 2026E78. Nooca Doorasho ee Golaha Midnimada, Doodaha Dhinacyada & Doorka Beesha Caalamka


