
Somali Public Agenda
April 8, 2025
Barakacyaal dhul ka iibsaday duleedka Muqdisho, ka dib Lacago ay isku darsadeen
Hey’adda Somali Public Agenda ayaa soo saartay Cilmi baaris ku saabsan Barakacyaal ku nool Kaamka Hillaac Wanaag oo dhul ku iibsaday qaab iskaashato ah. Farhia Mohamud oo ah Cilmi Baare ka tirsan SPA ayaa BBC-da uga warrantay daraasadda oo ku saabsaneeed Barakacyaal samaystay xal waara ka dib lacagaha Ayuutada loo yaqaanno oo ay isku darsadeen.

Farhia Mohamud
By BBC NEWS
Recent Posts
-
13 Aug 2026Hannaankee Doorasho Ayaa Ku Habboon Maareynta Doorashooyinka Federaalka Soomaaliya? -
09 Aug 2026Wareysi: Agaasimaha Somali Public Agenda oo Himilo Somali TV uga Warramay Arrimaha Doorashooyinka -
05 Aug 2026E78. Nooca Doorasho ee Golaha Midnimada, Doodaha Dhinacyada & Doorka Beesha Caalamka


