
Somali Public Agenda
March 15, 2026
Wareysi: Walaaca Laga Qabo in Dagaalka Bariga Dhexe ku Faafo Waddamada Geeska Afrika
February 28, 2026, Israa’iil iyo Mareykanka ayaa weerar ku qaaday Iiraan halkaas oo ay ku beegsadeen hoggaamiyihii sare ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran iyo saraakiil sarsare. Weerarkaas ka dib waxaa billowday weerarro aargoosi ah oo aan kala joogsi laheyn oo ay Iiraan ku qaadday Israa’iil, waddamada khaliijka iyo qaar ka mid ah saldhigyada Mareykanku ku leeyahay Bariga Dhexe.
Dagaalkan oo aan ilaa iyo hadda joogsan ayaa abuuray cabsi laga qabo in uu ku fido waddamo hor leh oo ay ka mid yihiin dalalka Geeska Afrika. Laanta Afka Soomaaliga ee BBC ayaa arrintan ka wareysatay agaasimaha SPA Policy Lab, Dr. Aweis Ahmed. Waxa uu ka warbixiyey sida dagaalkani u saameyn karo dhulka Soomaalidu degto gaar ahaan dhinaca dhaqaalaha.
Halkan ka dhageyso wareysiga oo dhammeystiran
Recent Posts
-
15 Mar 2026E.43 Sidee Loo Kordhin Karaa Dakhliga Canshuuraha ee Dowladda Hoose ee Degmada Cadaado? -
15 Mar 2026Doodda Jimcaha: Wax-ka-beddelka Dastuurka ee ay Ansixiyeen Baarlamaanka Labada Aqal ee Dowladda Federaalka Soomaaliya -
15 Mar 2026Wareysi: Walaaca Laga Qabo in Dagaalka Bariga Dhexe ku Faafo Waddamada Geeska Afrika
