
Somali Public Agenda
October 23, 2021
Faaqidaadda Toddobaadka Heshiiska Farmaajo iyo Rooble
Agaasime Kuxigeenka Somali Public Agenda Farxaan Isxaaq Yuusuf ayaa kamid ahaa martida barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka ee VOA Somali oo lagu falanqeeyay heshiiska ay gaareen Madaxweyne Farmaajo iyo Raysal Wasaare Rooble iyo saameynta uu u yeelan karo geeddi-socodka doorashada.
Halkan ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran.
Recent Posts
-
13 Aug 2026Hannaankee Doorasho Ayaa Ku Habboon Maareynta Doorashooyinka Federaalka Soomaaliya? -
09 Aug 2026Wareysi: Agaasimaha Somali Public Agenda oo Himilo Somali TV uga Warramay Arrimaha Doorashooyinka -
05 Aug 2026E78. Nooca Doorasho ee Golaha Midnimada, Doodaha Dhinacyada & Doorka Beesha Caalamka


