Somali Public Agenda
April 5, 2022
Kaalinta uu Turkiga ku leeyahay Bixinta Adeegyada Bulshada iyo Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaale ee Muqdisho
Dhawaan waxa ay Somali Public Agenda daabacday warbixin iftiimineysa kaalinta hay’adaha Turkiga ee bixinta adeegyada waxbarashada iyo caafimaadka iyo kaabayaasha Muqdisho gaar ahaan jidadka laamiga ah iyo dhismayaasha.
Warbixinta waxa wada qoray Farxaan Isaaq Yusuf oo ah agaasime kuxigeenka Somali Public Agenda, Mahad iyo Maxamed Sharif oo ah cilmibaare katirsan SPA.
Podcast-gan waxa ay Farxaan, Mahad & Maxamed ku falanqeynayaan kaalinta Turkiga ku leeyahay bixinta adeegyada bulshada & horumarinta kaabayaasha dhaqaale ee Muqdisho.
Click here to listen the podcast on Apple Podcasts, Stitcher and Amazon Music.