
Somali Public Agenda
March 30, 2024
Baarlamaanka Soomaaliya oo la filayo inuu cod u qaado qodobbo ka mid ah dastuurka
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu Sabtida cod u qaado qodobbo ka mid ah dastuurka kumeel gaarka ah ee Soomaaliya. Haddaba, waxa laga filayo baarlamaanka iyo muhiimmada qodobada horyaalla ayaa weriyaha VOA Nur Hassan Nur ka wareystay agaasimaha hey’adda cilmibaarista ee Somali Public Agenda ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho Mahad Wasuge.
You can listen the interview here
Recent Posts
-
04 Oct 2026E81. Dowlad-dhiska, Nidaamka Federaalka iyo Xiriirka Dowladda Federaalka iyo Puntland -
24 Sep 2026Bridging Citizens and Local Governments: Lessons from Governance Dialogues in Galmudug and Puntland -
20 Sep 2026E80. Sida Baarlamaanku u Shaqeeyo & Sida Doorashadu u Soo Saari Karto Xildhibaanno Tayo Leh



