
Somali Public Agenda
May 19, 2024
Barnaamijka Martida Makarafoonka: Maxaa ugu muhiimsanaa warmurtiyeedkii ka soo baxay shirkii GWQ?
Barnaamijka Martida Makarafoonka ee idaacadda VOA Somali waxaa toddobaadkaan marti ku ahaa Mahad Waasuge oo ah Agaasimaha Somali Public Agenda. Waxaa barnaamijka lagu falanqeeyay qodobadii ku xusnaa warmurtiyeedkii laga soo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhexeeyay madaxda dowladda federaalka, kuwa dowlad-goboleedyada iyo gobolka Banaadir.
Barnaamijka waxaa soo jeedinayay Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Recent Posts
-
24 Sep 2026Bridging Citizens and Local Governments: Lessons from Governance Dialogues in Galmudug and Puntland -
20 Sep 2026E80. Sida Baarlamaanku u Shaqeeyo & Sida Doorashadu u Soo Saari Karto Xildhibaanno Tayo Leh -
20 Sep 2026Jowhar’s First District Budget: Opportunities and Challenges for Fiscal Decentralization and Local Governance



