Maalidda dowladda Soomaaliya: siyaasadda isbeddel la’aanta

Hannaanka doorashada dadban oo suurtageliyay in siyaasiyiinta dhaqaalaha iyo awoodda leh ay xukunka yimaadaan (ama xoogaan), beesha caalamka oo lacag ku taageerta dowladda, iyo isla xisaabtan la’aan ayaa abuurtay dhaqan ay siyaasiyiintu ku maalaan dowladda oo ay ku hodmaan. Xaaladdan waxa ay Soomaaliya ka jirtay dhowr iyo labaatankii sano ee lasoo dhaafay ama wayba kasii horreysay, dhaqankanna wuu xididdeystay.
Milking the Somali government: the politics of the status quo

Flawed electoral processes that enable privileged politicians to come to power (or simply grab it), an international community that pours money into the government, and a lack of accountability have created a culture whereby politicians milk the government and enrich themselves. This has certainly been the pattern over the past decade or so, but the roots of the problem run deep.
U Daadajinta Adeegga Caafimaadka Aasaasiga ah ee Maamulka Gobolka Banaadir: Guulaha iyo Caqabadaha

Halbeegyada heerka caafimaad ee Soomaaliya waxay muddo dheer ahaayeen meesha ugu hoosaysa liiska dalalka dakhligoodu hooseeyo. Halbeeggan hooseeya waxa uu ka horreeyay burburkii dowladdii dhexe ee bishii Janaayo 1991 iyo dagaalladii sokeeye ee xigay.
Decentralization of Essential Public Health Services to the Benadir Regional Administration: Status, Achievements and Challenges

Somalia’s health status indicators have long remained at the bottom of the table of lower-income countries. This situation even predated the collapse of the central government in January 1991 and the subsequent civil war. Some of the health problems that exacerbate the weakness of the country’s degraded healthcare system include a weak economy, frequent droughts and famines, and poverty.
Madaxweyne cusub, dhibaatooyin la yaqaan: Xasan Sheekh Maxamuud wax ma ku qaban doonaa fursaddiisa labaad?

Faalladan waxa ay qiimeynaysaa waxyaabaha sahlay in uu Xasan Sheekh guuleysto, iyo waxa laga filayo inuu ka qabto dhibaatooyin badan oo ka jira dalka, waxa uu qoraaga ku doodayaa in madaxweynaha cusub looga baahan yahay inuu arrimaha muhiimka ah wax ka qabto oo aanu ku mashquulin dib-u-doorashadiisa marxaladda doorasho ee xigta.
New president, familiar problems: Can Hassan Sheikh Mohamud get it right the second time?

This commentary assesses why Hassan Sheikh won, and what his prospects are for solving many persistent problems, and argues that the new president needs to focus on addressing these issues and not re-election over the next political cycle.
Whose Security? A Tale of Three Cities in Mogadishu

Mogadishu is often described as ‘the world’s most dangerous city’ by foreign observers, journalists, and pundits. This label captures the general sense of insecurity that has plagued the Somali capital for over three decades. There have been various complex elements influencing (the lack of) security in the city, and…
Ammaankee laga hadlayaa? Faallo ku Saabsan Saddex Magaalo oo Muqdishu ku taal

Khubaradda, warfidiyeenka iyo ajaanibta u dhuun-daloosha arrimaha Soomaaliya ayaa waxa ay badankood Muqdisho ku sifeeyaan in ay tahay ‘magaaladda ugu halista badan dunida.’ Magac bixintan ayaa waxa ay soo bandhigeysaa…
Geospatial Data for Better Urban Planning in Somalia

Somalia cities face an accelerated growth rate, and urbanization is a pressing and complex issue. As the most significant cities across the country provide more economic opportunities, relative security, and…
U Isticmaalka Xogta Juqraafi-dhuleedka ee Qorsheynta Magaalooyinka Soomaaliya

Magaalooyinka Soomaaliya waxay wajahayaan koror degdeg ah, magaaleyntana waa arrin sii kordheysa oo caqabado badan wadata. Maadaama magaalooyinka dalka ugu muhiimsan ay ka jiraan fursado dhaqaale, amni iyo nolol wanaagsan, waxaa dalka ka dhacay dhowr isbedel oo dadkii degganaa…