
Somali Public Agenda
October 13, 2024
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka: Caqabadihii ka hor-yimid shirkii GWQ
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka ee ka baxa Idaacadda VOA waxa uu todobaadkaan ku saabsanaa caqabadihii ka horyimid shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhexeeyay madaxda dowladda federaalka, kuwa dowlad-goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Weriye Xassan Kaafi Qoyste ayaa barnaamijka xiriirinayay, waxaana martida ka qeybgashay ka mid ahaa Agaasimaha Somali Public Agenda Mahad Waasuge.
Recent Posts
-
04 Oct 2026E81. Dowlad-dhiska, Nidaamka Federaalka iyo Xiriirka Dowladda Federaalka iyo Puntland -
24 Sep 2026Bridging Citizens and Local Governments: Lessons from Governance Dialogues in Galmudug and Puntland -
20 Sep 2026E80. Sida Baarlamaanku u Shaqeeyo & Sida Doorashadu u Soo Saari Karto Xildhibaanno Tayo Leh



